Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ka Xeeya Mooto Bajaajta ee Magaalada Jowhar ayaa waxa ay ka shaqo bilabeen inta udhaxeysay Wadooyinka Aada Garoonka Diyaaradaha ee Maxamed Dheere iyo Gudaha Magaalada Jowhar kadib markii ay kala xireen fatahaadaha Wabiga Shabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.