Tababare Horyaalka Ingiriiska Jooga oo Xiriir Shaqsi Ah La Sameeyay Griezmann.

0
122

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ilo wareedyo ay qorayaan saxaafadda Spain ayaa xogo cusub ka baahiyay mustaqbalka Antoine Griezmann ee Barcelona

Barca oo ay qasab tahay in xagaagaan iibiyaan dhowr ciyaartooy sababa la xariira dhibaato dhanka dhaqaalaha ah oo ay marayaan ayuu laacibkaan hore Atletico soo galay liiska ay Barca fasaxi doonto xagaagaan.

Foot Mercato ayaa sheegeysa in Antoine Griezmann uu ku xasilayo horyaalka Ingriiska gaar ahaan Man City.

Wargeyskaas ayaa sheegaya in macalin Pep shaqsiyan uu xariir la sameeyay laacibka si uu ugu qanciyo in uu ogalaado in qalcadda Etihad uu yimaado .

Sidaas oo ay tahay waxaa lala leeyahay  Antoine Griezmann hammi uma hayo in baxo xilli Barca ay talaabada iibka ku dhaqaaqi doonto marka laacibka ogalaado arintaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here