Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabeelle oo lagu soo Dhaweeyey Degmada Buulo-Burde.

0
170

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Wafdigan uu hoggaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed) uuna qeyb ka yahay  Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan, ayaa gaaray Degmada Buulo-Burde ee gobalka Hiiraan, halkaas oo siweeyn loogu soo dhaweeyay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here