Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya Xildhibaan Xaniifa Maxamed Ibraahim, ayaa khudbad ka jeedisay shirka sideedaad ee wasiirada Haweenka Ururka Iskaashiga Islaamka ee OIC oo lagu qabtay magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Masan Macalin.