Wasaaradda Haweenka Soomaaliya oo ka Hadashay ka Warqabka Carruurta iyo Dadka Naafadda ah.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, mudane Isxaaq Xaashi Jimcaale, ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta Wasaaradda, mas’uuliyiin ka socota hey’adda Save The Children xafiiskeeda Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here