Soomaaliya oo ka Qeyb galaysa Tartanka Koobka Carabta ee da’doodu ka yartahay 17 sano jirada.

0
246

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isku aadka tartanka koobka Carabta ee da’doodu ka yartahay 17 sano jirada ayaa maanta lagu sameeyay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Dalkeenna Soomaaliya oo tartanka ka qeyb galaya wuxuu ku group noqday dalalka Masar, Baxreyn iyo Lubnaan, waxaaana Soomaaliya kulanka koowaad ay la cayaari doonaan Xulka dalka Lubnaan.

Koobkaan ayaaa ka billaaban doona dalka Maroko 29 bishaan July

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here