Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ilaa iyo Afar ruux oo ay kamid ay tahay haweeney ayaa geeriyooday kadib markii ay ku soo duntay kaawo ay qodayeen oo ku taala deegaanka Jasiira ee duleed Magaalada Muqdisho gaar ahaan halka loo yaqaano sifeynta batroolka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.