Madaxweyne Qoor-Qoor oo Dhagax dhigay waddo isku xirta Gaalkacyo iyo Garoonka Diyaaradaha.  

0
161

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Howlaha Guud iyo Duqa magaalada Gaalkacyo ayaa dhagax dhigay wajiga koowaad mashruuc lagu dhisayo waddada isku xirta magaalada iyo Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here