Madaxda Wasaaradda Waxbarashada Dalka oo la Kulmay Ra’isul Wasaare Rooble.

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ujeedada kulanka ayaa waxa uu ahaa in warbixin laga siiyo Ra’iisul Wasaaraha dalka u diyaar garowga ka qayb galka Soomaaliya ee shirwaynaha Caalamiga ah ee Iskaashiga Waxbarashada (GPE Submit) oo lagu qaban doono dalalka Ingiriiska iyo Kenya 28ka iyo 29ka Bisha Luulyo 2021, Soomaaliyana ay ka mid tahay dalalka sida rasmiga ah loogu casuumay in ay ka qeyb galaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here