Jowhar oo laga Dahfuray Tababar ku Saabsan Suuq Geynta iyo Uruurinta Dalaga Beeraha.  

0
118

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa waxaa ka faa’ideysanaya in ka badan 8 iskaashato oo Beeraleey ah waxaana lagu baraaya Suuq geynta iyo Uruurinta dalaga Beeraha ee deegaanada gobolka shabeellaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here