Dowladda Soomaaliya oo Deeq Rashiin ah ka Gudoontay Ciidanka Talyaaniga ee Midowga Yurub.

0
147

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeqdaan oo dhameyd todobo tan kana kooban qaybha raashinka daruuriga ah oo loogu talagay Bulshada ku nool Gobolka Shabeelada Hoose ayaa waxaa ugu deegay cutubka ciidamada Talyaaniga ee ka mid ah kuwa Midowga Yurub ee loo yaqaan CIMIC iyo qaybta Kaalada ee Ciidama Mareykanka Soomaaliya US Civil Military Affairs, kaasi oo la soo martsiiyey Midowga waxaana la gudoonsiiyey Wasaarasadda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka oo ku wareejisey Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here