Shirka Gollaha Wasiirada Hirshabeelle oo looga Hadlay Arrimaha Fatahaadaha.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo ka qabsoomay Magaalada Beledweyne.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here