Shacabka Jowhar oo Rajo Wanaagsan ka Muujiyey Dhismaha Waddada udhaxeyso Jowhar iyo Muqdisho.  

0
135

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Shacabka ku dhaqan Magaalada Jowhar ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay  dhismaha waddada isku xirta Magalooyinka Muqdisho iyo jowhar oo ku socda si dardar leh.

Shacabka ayaa sheegay in dhismaha wadadaan ay fududeyn doonto isku socodka dadka ku kala dhaqan Muqdisho iyo jowhar iyo ganacsiga ka dhaxeeya labadaasi magaalo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here