Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daruufaha adag ee nolosha waxaa inta badan wajaha danyarta Soomaaliyeed iyagoo nolol maalmedka qoyskooda ka soo saara shaqooyin kala duwan oo qaarkood ay adag tahay in ay ku dhiirado qof Haween ah.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.