Shir looga Hadlaayey Arrimaha Shidaalka Soomaaliya oo lagu qabtay Dalka Suudanta Koonfureed.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Bartoolka & Macdanta ee xukuumadda Soomaaliya Cabdirashiid  Maxamed Axmed ayaa Caasimadda dalka Suudanka koonfureed ee Jubba waxaa uu uga qeyb galay shir looga hadlayay horumarinta Shidaalka & Tamarta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Xalimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here