Madaxweyne ku Xigeenka Hirshabeelle oo la Kulmay Qaar katirsan Gollaha Wasiirada Maamulkiisa.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta gaaray oo lagu soo dhaweeyay inta badan Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Maamulka HirShabeelle, kuwaas oo ku kala sugnaa Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here