Xoolo Dhaqatada Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay Daryelaan Xoolaha Nool.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Xoolaha Nool waxaa ku dhaca Cudurro kala duwan sida Furuqa waxaa uuna kala kulma dhibatooyin dhanka Caafimaadka ah haddii Aanan laga Dabiibin waxaana Dhaqatiirta Aqoonta uleh Daweeynta Xoolaha ay ku talinayaan in la daryeelo Xoolaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here