Galmudug oo Sheegtay in ay Wado Qorshe lagu Tayaynaayo Waxbarashada Deegaanadooda.  

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Shariif Maxamed Khaliif oo ay wehliyeen Mas’uuliyiin ka socota hay’adda Badbaada Caruurta ( save the Children ) ayaa maanta kormeeray goobo ay ka mid yihiin xarunta waaxda Imtixaanada wasaaradda waxbarashada oo ay ka socotay saxida imtixaankii dhawaan la qaadey ee fasalka 8-aad guud ahaan dugsiyada Galmudug iyo Goobo kale oo ay ka mid yihiin dhismaha xarunta dhexe ee wasaaradda iyo Mashruuca dib u dhiska dugsigii sare ee gobolka Galgaduud oo dhamaanba ka soconaya Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here