Magaalada Jowhar oo laga Xusaayo Maalinta Xorriyadda ee 1-da Luuliyo.

0
192

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar waxaa ka socda qaban qaabadii ugu dambeysay ee loogu diyaar garowaayo munaasabadda xuska 1- da luuliyo oo ah  Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada oo ku aaddan sannad-guurada 61-aad ee ka soo wareegtay xornimada Gobollada Koonfureed iyo midowga Labadii Gobol ee gumaystuhu uu kala qaybiyey.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here