Hoos udhac Ku yimid Qiimaha la Iibiyo Kalluunka oo laga Dareemayo Suuqyada Magaalada Jowhar.  

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqa lagu Iibiyo Kalluunka ee Magaalada Jowhar ayaa laga dareemaya hoos udhac kadib markii ay soo xogeysteen dadka ka soo Jalaabta Kalluunka Wabiga iyo goobaha Biiyo-Baxda ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here