Dhaqaatiirta Jowhar oo ku Baaqay in Carruurta laga Tallaalo Cudurka Jadeecada.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili  Deegaanada Maamulka Hirshabeelle  ay ka dilaceen cuduro ay ka mid yihiin Dummada iyo jadeecada ayaa waxa ay dhaqaatiirta Magaalada Jowhar ku Baaqen in la isticmaalo dawooyinka iyo Tallalka looga hortago Cudurka Jadeecada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here