Waxgaradka Tuulada Muki Dheere ee Degmada Balcad oo Gurmad Rashin ah ka Dalbaday Hirshabeelle.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Muki Dheere oo Hoostagta Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ka jira Xaalado Bini’aadanimo oo isugu jira cuno yari iyo daawo la,aan kadib markii uu saameeyey Fatahaadaha Wabiga Shabeelle sida uu radio Isnaay ee Magaalada Jowhar usheegay Gudoomiyaha Tuuladasi Siid Cali Cusmaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here