Dayarta Puntland oo ka Faa’iideystay Tababar ku Saabsan Farsamada Gacanta.

0
239

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntlnad ayaa lagu soo xiray tababar ku saabsan farsamada gacanta oo la baraayey Caruurta da’dooda ay udhaxeysa 10 ilaa iyo 12 sano jir si mustaqbalka dambe ay ugu shaqeystaan waxaana barnaamijkaasi ka tageraayey Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee maamulka puntland.

Warbxiintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here