Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo ka Qeybgashay Kulan looga Hadlaayay Ilaalinta Deegaanka.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiin ka socda Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabeelle ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlaayey Ilaalinta deegaanka oo lagu qabtay Caasimadda Dalka ee Muqdisho waxaana kulanka soo qaban qaabiyey Agaasimka isbadalada cimilada iyo deegaanka ee Xafiiska reysal Wasaaraha Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here