Magaalada Jowhar oo Maanta ka Bilowday Sixitaanka Imtixanaadka Shahaadiga  ee Fasalka 8-Aad.

0
205

Jowhar – ( Radio Isnaay ) Waxaa Maanta Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar si rasmi ah kaga bilowday sixida Imtixanaadka Fasalka 8aad ee dugsiga dhexe kaasi oo ay saxayaan Macalimiin ay tababartay Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle Waxaana Maadadiiba Saxaaya Sedex Macalin sida uu Warbaahinta uxaqiijiyey Agaasimaha Imtixanaadka Hirshabeelle Maxamuud Cali Axmed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here