Magaalada Jowhar oo lagu soo Xiray Mashruuca Maalgalinta Ganacsiga Dhalinyarada.

0
179

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu soo xiraayey Mashruuca Maalgalinta Ganacsiga dhalinyarada ee Dalbile ayaa Maanta lagu qabtay Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar waxaana Maalgalintaasi fulinaayey Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabeelle iyado ay ka faa’iideysteen in ka badan 100  dhalinyaro ah.

Warbixintan Waxa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here