Gabdhaha Magaalada Jowhar oo Bilaabay Horumarinta Ganacsiga Caasimadda Hirshabeelle.

0
183

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururkan ayaa ka shaqeeya Horumarinta iyo isku xirka ganacsiga gobolka shabeellaha dhexe waxa ayna ka kooban yihiin gabdho kaliye kuwaasi oo lafdhabar unoqon doona Haweenka Waxbartay ee ku nool Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here