Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo U Diray Dowladda Iyo Shacabka Dalka Jabuuti.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray hambalyo ku aaddan sannad guurada 44-aad ee ka soo wareegtay xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here