Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Maanta Imtixaan ka qaaday 255 Macallimiin Ah.

0
195

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Macalimiinta manta u fariisatay imtixankan ayaa waxa ay Wasaarada Waxbarashada Hirshabeelle sheegtay in laga donaayo 90 macalimiin wax bara ardeyday deegaanada Hirshabelle ku nool si kor loogu qaado tayada barnaamijka bar ma Baro oo ay wado wasaaradda waxbarashada Hirsshabeelle.

Warbixintan Waxa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here