Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid-19.

0
195

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeyay ee cudurka Karoonaha ee Soomaaliya, waxaana kiisas cusub laga diwaangaliyay gobolka Banaadir.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here