Bulshada Soomaaliyeed oo loogu Baaqay in ay Isticmalaan lacagta Kontonka Dollar.

0
144

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa in mudo ah jahwareer uu ka taagnaa isticmaalka lacagta kontonka dollar oo ay mamnuceen inta badan shirkadaha iyo bangiyada ka shaqeeya sarafka lacagaha, Maagaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabelle ayaa qeyb ka eheed goobaha laga mamnuucay isticmaalka lacagta kontanka dollar kadib markii ay soo badatay hadal heyn ku saabsan in lacago konton dollar oo false ah dalka ay soo galeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :  – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here