Bulshada Magaalada Jowhar oo Caawa Udiyaar Garobay  Xuska 26ka June.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa laga dareemaya udiyaargarowgii ugu dambeeyey ee Munaasabada Xoriyada 26ka June oo Caawa laga Xusaayo guud ahaan Dalka Soomaaliya kaasi oo lagu weyneynaayo markii Gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska 26-ka June 1960-kii.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here