Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Sababay Hoos udhac Qiimaha la iibiyo Qudaarta ee Suuqyada Jowhar.

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaadaha wabiga Shabeelle uu ka Sameeyay Deegaanada Gobolkani shabeellaha dhexe ayaa Saameyn Balaaran Ku Yeeshay Dhaqdhaqaaqii Ganacsi ee Suuqyada Magaalada Jowhar Gaar ahaan Dalagyada kasoo Go’a Dhul beereedka Gobolkani waxaana hoos udhac ku yimid qaar ka mid ah Qudaarta sida Yaanyada, Liinta iyo Kabsar-caleynta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here