Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo Bilaabay Wacyigelinta Nadaafadda Deegaanka.

0
165

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa bilaabay in dadka ay ka Wacyigaliyaan ilaalinta Nadaafadda ee deegaanka si looga baaqsado cudurada ka dhasha wasaqda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here