Tuulada Bareey ee Dulleedka Jowhar oo ka Yaraaday Biyihii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
184

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada bareey ee dulleedka Magaalada Jowhar ayaa oo ah halkii ay ka soo bilowdeen Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa laga dareemaya in tuulada ay ka baxeen biiyaha Fatahaadaha islamarkana ay ubaahanyihiin gurmad deg deg ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here