Safiirka Dowladda Sweden oo Maanta Gaaray Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.  

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa goordhow gaaray wafdi uu hoggaaminayo Safiirka dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya Staffan Tillander, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here