Qaban-Qaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda oo Ka Socda Magaalada Jowhar.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Suuqyada magaalooyinka waaweyn ee Caasimadda Hirshabelle Jowhar ayaa laga dareemayaa saxmada maalmaha xorriyadda sidoo kale wadooyinka ayaa lagu arkayaa sameecadaha iyo shaashadaha lagala socon doono xafladdaha xuska toddobaadka maalmaha xorriyadda, xarumaha muhiimka ah sidoo kale wadooyinka waaweyn ayaa lagu arkayaa calanka Soomaaliya oo si farshaxamaysan loogu sawiray goobaha qaarna la dul suray.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here