Madaxweyne Cali Gudlaawe oo Dalka Turkiga kula Kulmay Jaaliyadda Hirshabeelle.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa  Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga uga qeybgalay kulan casuumaad ah oo ganacsatada jaaliyada Magaaladaas ay u sameeyeen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here