Rugta Ganacsiga Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Jowhar ku qabatay kulan looga Hadlaayey Fatahaadaha.

0
150

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kulankan waxaa ka qeybgalay Xubnaha maamulka Rugta ganacsiga gobolka Shabeellaah dhexe waxaana looga hadlaayey sidii iskaashi looga yeelanlaha xernaanshaha Wadooyinka Caasimadda Hirshabeelle ee jowhar oo in muddo ah aysan soo galin gadiidka soo qaada badeecadaha.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here