Hirshabeelle oo Maalinta labaad ka Qebgaleysa Shir looga hadlaayo Waxsoosaarka Dalka.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka maamulka Hirshabeelle ayaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda puntland maalinta labaad kaga qeybgaleysa shirka madasha Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya oo ay ka qeybgalayaan Agaasimayaasha maamul-gobaleedyada dalka iyo masuulyiin ka socda wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowladda faderaalka soomaaliya waxaana shirka looga hadlaayey sidii loo balaarinlaha Waxsoosaarka beeraha ee Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here