Hirshabeelle oo ka Hadashay Qeybinta Deeq rashiin ah oo loogu talagalay dadkii uu Saameeyey Fatahaadaha.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir Dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Maamulka Hirshabeelle Sacdiyo maxamed Nuur ayaa ka warbixisay qorshaha qeybinta deeq raashiin ah oo loogu talagay dadkii uu saameyey Fatahaadaha Wabiga ee deegaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here