Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo ku Dhawaaqay waqtiga uu bilaaban doono howlaha doorashooyinka.

0
142

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddiga farsamada Arrimaha doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa faahfaahiyay Jadwalka iyo nooca tababarka ay qaadanayaan xubnaha Guddiyada doorashooyinka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here