Warbixin gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Qaxootiga Adduunka.

0
175

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Qaxootiga Adduunka waa maalin caalami ah oo la xuso sanad walba 20-ka bisha Juun  waxaana loogu talagalay in lagu xuso laguna sharfo qaxootiga adduunka ka yimid. Maalintaan ayaa markii ugu horreysay la aasaasay 20-kii Juun, ee Sanadkii 2001, iyada oo la aqoonsaday sannad-guuradii 50-aad ee Heshiiskii Xuquuqda Qaxootiga ee 1951-kii.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here