Soomaaliya oo Maalinta Sedexaad ka Qeybgaleysa Shir ka Socda dalka Turkiga. 

0
162

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud, ayaa ka qeyb galay, kulan ku saabsan sii xoojinta iskaashiga dhaqaale ee Turkiga iyo Afrika ee ku jira ajandaha Shirka Madasha Diblomaasiyadda Antalya ee maalintiisii Sedexaad galay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here