Bulshada Magaalada Jowhar oo ku Guleystay Tartanka Nadaafadda Caasimadda Hirshabeelle.

0
196

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bilicda Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle mudooyinkan dambe waxa ayaa noqotay mid bidhamaaya kadib markii tartan wadajir ah loo qabtay Bulshada ku nool afarta Xaafadood ee ay ka kooban tahay Jowhar sida Hantiwadaag, Kulmis, Horseed iyo Bulashiikh kaasi oo kor loogu qadaayo ololaha Nadafadeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here