Maamulka Shirkada Beeko oo Bulshada ugu Baaqay in laga Taxadaro Halista Korantada.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan looga hadlaayey sidii bulshada looga wacyigalinlaha qataraha Korantada ayaa lagu qabtay caasimadda dalka ee Muqdisho waxaana ka  qeybgalay qeybaha kala duwan ee dadweynaha iyo masuulyiin ka socotay shirkadaha korontada.

Warbixintan waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here