Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Goobaha ganacsiga ee lagu iibiyo machiishadda noocyadiisa kala duwan ee Magaalada Jowhar ayaa waxaa laga dareemaya sare ukac ku yimid qiimihii la iibin jiray raashinka qutul daruuriga kadib markii Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ay go’doomiyeen wadooyinkii ay isticmaali jireen gadiidka soo qaada Maciishadda.
Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.