Dowladda Soomaaliya oo Hambalyo Udirtay  Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay

0
140

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio guterres, oo markii labaad dib loogu doortay inuu noqdo xoghayaha guud ee qaramada midoobay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here