Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Sanadkan Tartan ugu jira ka soo Muuqashada Siyaasadda Dalka.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka dhalinayarada Xildhibaanada Mustaqbalka oo ah urur dhawaan laga aas’aasay magaalada muqdisho ee caasimadda soomaaliya ayaa waxa uu wado kulamo looga arinsanaayo sidii dhalinyarada kaalin muuqda kaga qaadan lahayeen kuraasta siyaasadda sida xildhibaanada barlamaanka ee la filaayo in dhawaan doorashadooda ay ka dhacdo deegaanada maamul-gobaleedyada dalka soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here