Soomaaliya oo Qarka Usaaran iney ka mid Noqoto Ururka Ganacsiga Adduunka.

0
115

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya  Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa ka qeyb-galay shirkii ugu horreeyey ee dhex-maraya Agaasimaha Guud ee dhawaan loo doortay Ururka Ganacsiga Aduunka iyo Wasiirada Ganacsiga iyo Maal-gashiga ee wadamada Afrika kaas oo ujeedkiisu ahaa siddii la iskaga xog-waraysan lahaa horumarinta Ganacsiga Afrika.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here